X
Category:
History
Dheemankii Lagu Maamuusay Maydh: Sheekh Isxaaq Ibnu
Dheemankii Lagu Maamuusay Maydh: Sheekh Isxaaq Ibnu
Dheemankii Lagu Maamuusay Maydh: Sheekh Isxaaq Ibnu
Dheemankii Lagu Maamuusay Maydh: Sheekh Isxaaq Ibnu

Dheemankii Lagu Maamuusay Maydh: Sheekh Isxaaq Ibnu Axmed (Somali Edition)

Product ID : 21260416
5 out of 5 stars


Galleon Product ID 21260416
Shipping Weight 0.61 lbs
I think this is wrong?
Model
Manufacturer
Shipping Dimension 8.27 x 5.83 x 0.35 inches
I think this is wrong?
-
620

*Price and Stocks may change without prior notice
*Packaging of actual item may differ from photo shown
  • Electrical items MAY be 110 volts.
  • 7 Day Return Policy
  • All products are genuine and original
  • Cash On Delivery/Cash Upon Pickup Available

Pay with

About Dheemankii Lagu Maamuusay Maydh: Sheekh Isxaaq Ibnu

Buuggan waxa gacantiisa ku soo guuriyay nin yamani ah oo magaciisa la yidhaah Sayid Cali Cabdallah Axmad Al Imaam. Ninkani iyo reerkiisuba waxa ay ku abtirsadaan Sh. Isaxaaq Ibnu Axmed. Hasa yeeshee isagu ma ahayn ninkii soo sameeyay cilmi baadhistan cajiibka ah, ee waxa isaga ula yimid, oo cilmi baadhe ahaa, nin asalkiisu ahaa reer Marooko. Kaas oo isaga iyo aabihiiba ay soo dageen magaalada Cadan 1330H (oo ku beegan 1912kii) Ninkaas Reer Marooka oo la odhan jiray Sayid Maxamed Axmad Al Qarbaani, ayaa mudo badan isku hawlay sidii uu ku soo uruurin laha taariikhda Sheekh Isaxaaq Ibnu Axmed isaga oo iskaga dab-qaaday magaaloyinka Cadan, Beexaan, Sharaf, Sanca, Jawf iyo Isxaaqiya oo dhamaantood ku yaala dalka Yaman. Waxa uu ku raad joogay kutub ahayd Oday-ka-Soo-Gaadh oo ay lahaayihiin Saadada Reer Yaman. Kutubtaas oo aad loo ilaaliyo. Sayid Maxamed Al-Qarbaani waxa uu si gaar ah u daba-galay taariikhdii Sheekh Isaxaaq Ibnu Axmed.